Daawo Al-shabaab oo Gacanta ku dhigay Ergo ka mid ah kuwii Galmudug...

Daawo Al-shabaab oo Gacanta ku dhigay Ergo ka mid ah kuwii Galmudug ku dooray Xildhibaanada Soomaaliya

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Al-shabaab ayaa Maanta Gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan Degaanka bariire oo hoostaga Degmada Afgooye ku soo bandhigay Sawirada 7 Oday dhaqameed oo ay ku sheegeen in ay yihiin Ergadii Xildhibaanada Dowladda Soomaaliya ku soo doortay Magaalada Cadaado ee Galmudug.

Odayaashan aya la Sheegay in ay Gacanta ugu jiraan Ururka Al.Shabaab Balse Warr Hordhac oo hobyomedia.com ay Helayso aya Shegaya in Odayasha Qaaar ay Horay uga Tirssanaayeen maleeshiyada Ururka Al-Shabab kuwaaasi oo wali   Ka Dagalamaya Qaybo ka Mida Gobalada Dalka Soomaliya

Warbaahin ku Hadasha Codka Al-Shabaab ayaa Baahisay in ururka al-Shabaab ay hayaan odayashaasi kuwasi oo la shegay in ay Ka Yimaadeen Cadaado isla Markana ay ka Mid ahaayeen Ergyooin laga Keenay Deganada Hoos taga Maamulka Galmudug

Sawirada Ururka alshabaab ay Baahiyeen aya Muujinaya in Xarun Ururkaasi uu leeyahay ay ku sugan yihiin odayashaasi mana jiro Warar intaa ka badan oo laga helay Odayaashaasi iyo qaabka ururkaasi ay Ugu Gacan galeen

Halkan hoose ka Daawo Sawirada 

LEAVE A REPLY