Daawo Muqaalka::- isbitaalka Koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug oo Dad Badan la Dhigay...

Daawo Muqaalka::- isbitaalka Koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug oo Dad Badan la Dhigay , Wararkii ugu Danbeeyay ee Gaalkacyo

0
SHARE

Cudurkan Shubiyoodka ayaa ka dilaacay Deegaano badan oo ka tirsan Halka uu ka arimiyo maamulka Galmudug waxaana Cudurkaani u geeriyooday in ka badan 6 caruura 2dii isbuuc ee la soo dhaafay halka tiro kalena ay u Jiifaan Xaruumaha Caafimaadka Gaalkacyo.

Deegaanada uu Cudurka sida ba,an ugu baahay ayaa waxaa ka mid ah Degmada Sadexhiglo oo 40Km dhanka Galbeed kaga began Magaalada Gaalkacyo….taa oo Caruur badan ugu geeriyodeen

Si aan wax badan uga ogaano xadiga Cudurkan ayaa Qaar ka Mida Tvyada Ka Hawulgala Deganada Galmudug iyo Wariyaal ka Socda  Hobyomedia.com Waxay Booqdeen isbitaalka Gaalkacyo oo ay Caruur ugu Geeriyoodeen cudurka shubanka waxaana sida uu ku bilowday iyo Caruurta uu haleelay Hctv  iyo Hobyomedia.com uga warbixiyay qaar ka mida Hooyoyinkii uu ubadkooda Haleelay.

Dhanka kale waxaan ka waraystay tirade Caruurta la soo gaarsiiyay Isbitaalka iyo adeegyada ay u qabtaan Agaasime kuxigeenka Isbitaalka Gaalkacyo gaar ahaan dhanka Galmudug Cabdi Maxud Xirsi…

Xanuunkan Shuban oo ka dilaacay Deegaano badan ayaa saraakiisha Caafimaadu u aanaynayaan Abaaraha jira Iyo helitaan la,aanta biyo nadiifa ……

HALKAN HOOSE RIIX SI AAD U DAAWATO  WARBIXINTA.

LEAVE A REPLY