Daawo Sawirada Maamulka Degmada Afbarwaaqo ee Galmudug oo Codsaday ...

Daawo Sawirada Maamulka Degmada Afbarwaaqo ee Galmudug oo Codsaday In Laga Gacan Siiyo Dhamays tirka dhismaha Xarunta Degmada

0
SHARE

Daawo Sawirada Maamulka iyo Wax Garadka Degmada Afbarwaaqo ee Gobolka Mudug ayaa Codsaday In Laga Gacan Siiyo Dhamays tirka dhismaha Xaruna Degmada Afbarwaaqo oo Qabyo ah.

Bulshada Degmada Afbarwaaqo ayaa codsigooda udiray Maamulka Galmudug Ganacsatada iyo Qurbo Joogta reer Galmudug ee ka soo Jeeeda Deganadasi si ay kaalin wayn uga Qaataan Dhismaha xarumahaasi .

Dhismaha Xarunta Degmada afbarwaaqo oo Mudo colaado jireen Bur-bursanayd Waxaa dhawaan Is xilqaan jeebkooda ah ay ku dhiseen Qolalkii. waxana Dadka Deganka ay Dalnayan in dhamaystirka laga qayb qaato

”Tabarteenana Waa Intaas Waxaan Ugu Baaqaynaa Maamulka Galmudug Ganacsatada iyo Qurbo joogta inay Naga Gacan siiyaan dhamays tirka Xarunta Degmada”Ayuu yiri Abshir Maxamuud Cismaan oo loo yaqaan {Madaxweyne} ahna Gudoomiye Ku xigeenka Degmada Afbarwaaqo Gobolka Mudug ee Galmudug.

Sikastaba Arintan aya Waxa ay ku sooa daysa iyadoo Dhawan Deganadasi ay Safar ku Tageen Xubno Qurbo joog ah oo degnadaasi ka soo jeeda kuwasi oo soo indho indheenayay Xaaladaha iyo Marxaladaha dhabta ah ee ka jira Deganadasi Wxaana Bulshada Deganadaasi ay ka war sugayan Jaaliyadaha dibada ee deganadasi sidii looga dhabeen lahaa hawulaha qaybyada ah ee ka socda degankaasi

Halkan Hoose ka Daawo Sawirrada 

Hobyomedia.com Wehelka Shacabka Galmudug nagu Xirnow Daqiiqad Kasta

LEAVE A REPLY