Daawo.Sawirada Quruxda iyo Bilicda Magalada Gaalkacyo Ee Galmudug Ka Dib Colaadii?

Daawo.Sawirada Quruxda iyo Bilicda Magalada Gaalkacyo Ee Galmudug Ka Dib Colaadii?

0
SHARE

Waxaa magalada gaalkcyo hada Dib ay uga soo ka baneysaa Coladii Bilihii ugu Danbeyey ka tagnaa Colaadaas oo Sameyn ku yeelay Adeegyadii Bulshada iyo Hrmarka Gudaha Maglada Gaalkcyo Ee Galmudug

Waxaana hada maglada ka Muqaada ififaalo Dhanka Hormarka ah waxaana dib usoo kabanaayo Hrmarkii iyo Hanankii wanagsana ee Magalada aygoona aan sawir idin kaga soo qaadnay kuwaas oo cadeynaayo Homarka ay gaalkcyo Ku Tilaabsatay iyo Himiga dadka ku nool Magalada Gaalkcyo. Ee Xarunta Gobolka Mudug

Halkaan ka Daawo Sawirada

 

gaalkacyo2gaalkacyo3gaalkacyo4gaalkacyo5gaalkacyo6gaalkacyo7gaalkacyo8gaalkacyo9gaalkacyo10gaalkacyo11gaalkacyo12

LEAVE A REPLY