Daawo Sawirada Wadamada Yurub oo Sida Wadamada Dagaalada ay ka Socdan Wadooyinka...

Daawo Sawirada Wadamada Yurub oo Sida Wadamada Dagaalada ay ka Socdan Wadooyinka Dhagaxaan lagu Jaray

0
SHARE

Qaar ka mid ah wadamada Yurub waxaa xiliganlaga dareemayaa saan saan colaadeed ka dib markii lagu arkay astaamaha ama dhibaatooyinka lagu yaqaanay wadamada ay ka socdaan dagaalada sokeeye .

Wadooyin badan oo ku yaal Qaarada Yurub ayaa waxaa lagu jaray dhagaxaan si aysan u soo gudbin ama u soo marin gawaarida Xamuulka ah kuwaas oo bilahaan dambe loo adeegsado in lagu laayo dadka ama lagu xasuuqo .

Goobaha sida weyn dhagaxaanta loogu xiray ayaa waxaa ka mid ah halka ay ku yaalaan Dukaamada lagu iibiyo qalabka iyo alaabaha Ciida Kirismiska, ilaa hada wadamada lagu arkay dhagaxaanta lagu jaray wadooyinka ayaa waxaa ka mid ah Jarmalka , Faransiiska , Holland iyo Belguim-ka .

Dhagxaantan Shubka ah ee lagu jaro Wadooyinka ayaa horey loogu arki jiray Wadamo badan oo caalamka kuyaala gaar ahaan kuwa xasilooni darada ay ka jirto, waxaana goobaha dhagxaantaasi la dhigo kamid ah Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho.











LEAVE A REPLY