Daawo Sawirada Xafiis Gaalkacyo laga Furay Arimo badan Qaban Doona oo Madaxda...

Daawo Sawirada Xafiis Gaalkacyo laga Furay Arimo badan Qaban Doona oo Madaxda Galmudug ay Xariga Jareen

0
SHARE

Dowladda Galmudug ayaa Maanta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ka Hirgalisay Xafiis ka shaqeyn doona Hormarka Galmudug isla markaana laga heli doono Waxyaaba Hiddaha iyo dhaqanka noo ah.

Furitaanka  Xafiiskaan Cusub ayaa waxaa ka qeyb galay Madax ka tirsan Dowladda Galmudug oo uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Dowladda Galmudug Mudane C/rashiid Cartan.

Halkaan Hoose ka daawo sawirada,waxaa sawirada soo qaaday Xidiga Galmuudg

LEAVE A REPLY