Daawo Sawirada:: Xeeb loo Dalxiis Tago aya Waxa ku soo dhacay Diyaarad...

Daawo Sawirada:: Xeeb loo Dalxiis Tago aya Waxa ku soo dhacay Diyaarad ay Wateen Qoys Dalxiisyaaal ah Kadibse Maxaa Dhacay?

0
SHARE

Dalxiisayaal fara badan ayaa ku kala cararay xeebta magaalada Teneriffa Dalka Spain gaar ahaan dhanka loo dalxiis tago ee Santa Cruz ka dib markii goobtaas Duuliye jahwareesan uu ku soo dajiyay Diyaarad yar .

Shacabkii ku dubaalanayay xeebta Teneriffa ayaa gabi ahaanba iskaga cararay halkaas kuwaas oo u qaatay in diyaarada yar ee ku soo dul dhacday ay eheed mid ismiidaamin ah oo Qaraxyo ku rakiban yihiin .

Duqa magaalada Teneriffa Mr.Jose Manuel Bermudez ayaa warbaahinta u sheegay in Booliiska magaalada lagu soo daadgureeyay xeebta deegaanka Santa Cruz maadaama warbixin qaldan loo soo gudbiyay .

Diyaarada yar ee xeebta ku soo dhacday ayaa waxaa watay Qoys Faransiis ah oo u socday dalka Marooko balse Diyaaradu cilad kaga qabsatay xeebtada hawada dalka Spain .



LEAVE A REPLY