Daawo,Sawirada. Gabdhaha Galmudug uga qeyb Galaayo Tartanka Kubadda Gacanta Ee Kolayga

Daawo,Sawirada. Gabdhaha Galmudug uga qeyb Galaayo Tartanka Kubadda Gacanta Ee Kolayga

0
SHARE

Waxaa magalada garoowe  ka Furmaya Tartanka Kubadda Gacanta ee Kolayga Gabdhaha Soomaaliyeed

Waxaana ka qeyb galaayo Kooxo ka kala Scoda Maamul GoboleedyadaDalka Ka Jira

Kooxada Tartanka Umaleysa Galmudug ayaa aygu gaaray magalada garawe Si ay uga qeyb galaan Tartanka Kubadda Gacanta ee Kolayga Gabdhaha Soomaaliyeed ee hada ka Socoda Garawe.

Waxaana Koxada Galmudug Hogaaminaayo Masulinta isportiga Galmudug

Koxada Gabdhaha Tartanka Galmudug ayaa la filayaa in Tartankaas ay Guul ka So hoyaan, Madaama Kooxadaan ay yihiin Gabdho Xul ah kuwaas oo dhawaan loo tab baray Kubadda Gacanta ee Kolayga Gabdhaha Galmduug

Halkaann ka Sawirada

15542306_1231922880234691_6589921310962431892_n15622110_1231922750234704_4942004785073357403_n15622438_1231922883568024_5810338663759144261_n15665595_1231922780234701_6906616195224055231_n15672964_1231922776901368_6335855900375279120_n15672981_1231922756901370_5555537535868136295_n

LEAVE A REPLY