Deg Deg Dagaal ka Socda Gaalkacyo iyo Wararkii ugu Danbeeyay

Deg Deg Dagaal ka Socda Gaalkacyo iyo Wararkii ugu Danbeeyay

0
SHARE

Dagaalkani oo u dhaxeya Ciidamada Galmudug iyo Puntland ayaa saakay ka soconaya Galbeedka Galbeedka Magalada Gaalkacyo gaar ahaan agagaarka Kontrolka Konfureed ee Gaalkacyo iyadoona Dagaalka uu geystay qasaare isku jira Dhimasho iyo Dhaawac,

inta la xaqiijiyay laba qof ayaa ku geeriyootay halka ay ku dhaawacmen tira intaasi ka badan kuwasi oo dhamaantoda ahaa dhinacyadii dagaalamay ,

wali si goos goos ah ayeey u socotaa rasaasta u dhaxeysa labada dhinac waxaana dagaalkani uu imaanaya xilli shalay labada guddi ay ku fishilmeen in ay kulmaan madama ay kala shakiyen
Wixii ku soo kordha kala soco halkaan

LEAVE A REPLY