Dhageyso Ahmed Macalin Fiqi oo Kamida Xildhibaanada Beesha Sacad ee Dhawaan la...

Dhageyso Ahmed Macalin Fiqi oo Kamida Xildhibaanada Beesha Sacad ee Dhawaan la Doortay oo Arimo Xasaasi ah ka Hadlay

0
SHARE

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo Ka Mid ah Mudanayaasha Baarlamanka Somalia Ayaa Waxa uu Kaga Hadlay Arrimo Dhowr Ah

Xildhibaanka Ayaa Ka Hadlay Hawlaha Doorashooyinka Dalka iyo Deegaanada Lagasoo Doortay ee Galmudug Arimo Ka Jira

Xidlhibaanka aya Sheegay in ay Xooga saari Doonaan arimaha horumarka Dalka gaar aahaan deganada ay ka soo jeedan waxana uu sidoo kale bulshada uu ka codsaday in lala shaeeyo cid walba oo dooonaysa in ay ka qayb qaadarto horumarka somaliya iyo sidoo kale horumarka deganada dowlad gobaleedka galmudug

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Waraysiga Hanad Abdi Farah Ayaa Wareestay

LEAVE A REPLY