Dhageyso, Dowlada Galmudug ” Xildhibanaada Galmudug laga Soo Doortay Maanta Hadii aysan...

Dhageyso, Dowlada Galmudug ” Xildhibanaada Galmudug laga Soo Doortay Maanta Hadii aysan Wax Qaban Ma Garanayno Xili ay Shacabka wax u Qabanayan”

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo ::-Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Maxamed Nuur oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in degaano badan oo dhaca Bariga Gobolka Mudug ay ka taagan tahay Abaar aad u daran islamarkaana dadka iyo Duunyada intaba Saameyn ku reebtay.

Maxamed Nuur oo ka mid ah Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Galmudug ay u Xilsaartay ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed iyo Hay’addaha Samafalka in ay gargaar Deg deg ah la soo gaaraan dadka halkaas ku dhibaateysan.

Dowlada Galmudug aya Sidoo kale Sharaxday Sida ay u Kala Daran Yihiin Deganada Galmudug ee abaartu ay saameysay Gaar ahaan Degnada Hoos yimada Gobalka Mudug

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka  Wasiir Kuxigeenka

LEAVE A REPLY