Dhageyso Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland” Sharciga aniga itusaya inaan Cabdikariin Xusen Gulled...

Dhageyso Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland” Sharciga aniga itusaya inaan Cabdikariin Xusen Gulled kala hadlo nabad geylada Galkacyo miyaa ii diidaya inaan horfariisto Maxamed Cumar Carte

0
SHARE

Madaxweyne ku xigeenka Mamulka Puntland  Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey oo dib ugu laabtay Magaalada  Garoowe ayaa ku Hadlay  Hadlo badan oo is maandhaaf ah  waxaana taasi sabab u ah Ka dib markii dhawaan la  Sheegay  in camay uu ku biiray maamyulka So0maliland Waxana uu Shegay in Dad Dano gaar ah ka leh ay Doonayan in Siyaasada Puntland si qaldan shacabka wax looga dhaadhiciyo

 Hadalada uu Tusaalaha u Soo Qaatay aya Waxa ka Mid ahaa” i Sharciga aniga itusaya inaan Cabdikariin Gulled kala hadlo nabad geylada iyo horumarka ummadda Gaalkacyo , miyaa ii diidaya inaan horfariisto Maxamed Cumar Carte oo ah raysal wasaare ku xigeenka dowladda federalka Soomaaliya.

Siyaasiyiin Badan oo arimaha Falanqee aya hadalkaasi ku tilmaamay mid  dano gaar ah uu ka kalaa madaxweyne ku xigeenka puntland taasi oo uu gu dan leeyahay sida siyaasiyiinta ay shegeen in xiisada gaalkacyo uu sii huriyo mamada  Arimo Gaalkacyo ku Saabsan uu Hadalkiisa ku Soo Lamaanshay

Halkan Hoose Riix si aad u Dhagaysatid Codka 

LEAVE A REPLY