Dhageyso Odayasha Waqooyiga Gaalkacyo oo Colaada Gaalkacyo Mar kale Si La Yaab...

Dhageyso Odayasha Waqooyiga Gaalkacyo oo Colaada Gaalkacyo Mar kale Si La Yaab leh uga Hadlay” Michael Keating Dhax Dhaxaad kama ah Arinta Gaalkacyo”

0
SHARE

Odayaasha Dhanka Waqooyiga  magaalada Gaalkacyo ee Puntland , gaar ahaana xubnaha ku jira Guddiga Nabad raadinta xaaladda magaaladaas ayaa Beesha Caalamka ka Codsaday in ay Furaan waddoyinka uxiran Galmudug  odyaashaan ayaa qiray in xinaansha wadoyin Gaalkcyo ay sameyn ku yeelay Bulshada ku nool Waqoyiga Gaalkcyo ee puntland

Odayaasha oo shir ku qabtay Gaalkacyo ayaa kusifeeyey arrimaha ka taagan magaaladaas in ay yihiin kuwa ay wado Galmudug, isla markaasna ay garab uga helayso Beesha Caalmka.

Taniyo markii la xiray Wadoyinka isku xirab Mamulada Galmudug waxaa soo baxaysay Qeylo dhaanta ka soo yeeraysa Odayaasha iyo Masuliynta Xaafda Suusaclay ee Waqoyiga gaalkcyo Ee Puntland.

Halkan Hoose Riix si aad u Dhagaysatid Codka 

LEAVE A REPLY