Dhageyso Puntland oo ka Hadashay Dagaalkiii Shalay ka Dhacay Gaalkacyo, iyagona Shegay...

Dhageyso Puntland oo ka Hadashay Dagaalkiii Shalay ka Dhacay Gaalkacyo, iyagona Shegay in Galmudug ………..

0
SHARE

Maamulka Puntland ayaa ka hadlay dagaal shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo ka dhashay qasaaro kala duwan.

Wasiirka Deegaanka iyo Duurjoogta oo warbaahinta la hadlay ayaa dhibka sharaxay waxaana ugu baaqay Galmudug in nabada laga shaqeeyo.

Wasiirka ayaa ugu Galmudug ugu baaqay in ay furaan jidka laamiga xiran ee muranka ka jiro isla marnaka diyaar u yihiun waxkasta oo lagu xalinayo dhibka jira.

Cali Cabdulaahi Warsame kama hadlin koontaroolka Puntland ay dooneyso in ay meesha soo dhigto.

Halkan Hoose Riix si aad u Dhagaysatid Codka 

LEAVE A REPLY