Dhageyso Wasiir ka Tirsan galmudug oo Jawaab Waafi ah Madaxda Puntland ka...

Dhageyso Wasiir ka Tirsan galmudug oo Jawaab Waafi ah Madaxda Puntland ka Siiyay Arimaha Gaalkacyo

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo ::-Wasiirka Shaqada iyo shaqalaha Dowlada Galmudug Maxamed Cabdullaahi Aadam oo maanta weriyaasha kula hadlay Magalada Gaalkacyo ayaa ku eedeyay maamulka puntland in wali aysan furin wadooyinka xiran ee ku yaalla magalada Gaalkacyo kadib markii dhawan Puntland ay shegtay in ay fureen wadooyinkii xirnaa .

Wasiirka ayaa waxaa uu shegay in wali puntland aysan furin wadooyinkii xirnaa isagoona intaasin ku daray in wali galmudug aysan xiran wadooyin .

ugu dambeyntii wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in galmudug markasto ay u taagan tahay nabadda Gaalkacyo isalmrkana meel kasto oo looga hadlayo ay tagayaan .

Hoos ka Dhageyso codka Wasiirka

LEAVE A REPLY