Dhageyso Saraakiil Sar Sare oo Puntland ka Socda oo Tagay Degano Mudug...

Dhageyso Saraakiil Sar Sare oo Puntland ka Socda oo Tagay Degano Mudug Hoos Taga Xili….

0
SHARE

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C/qaadir Shire Faarax Erag ayaa Maanta gaaray degmada Jariiban ee Gobalka Mudug kadib tiro-koob u ku sameeyay  Ciidamada Booliska ee ka howl-gala Deegaannada Hoosyimaada Degmadaaasi..

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen Erag ayaa Safarkiisa Shaqo waxaa ku  wehliya Saraakiil sare  oo ka tirsan Ciidamada Booliska ee Puntland,kuwaaso qayb ka ah tirkoobida Ciidamada Puntland.

Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen Erag ayaa kormeerkiisa iyo tirakoobida Ciidamada Booliska Degmada Jariiban ka bilaabay shalay Deegaannada,Gacna-fale,Gobshe,kuwaaso uu maanta uga gudbay Ceel bardaale,guuca iyo Deegaanka Bali-busle oo dhaantood booliska jooga u tirkoobid ku sameeyay.

Halkan Hoose Riix si aad u Dhagaysatid Codka 

LEAVE A REPLY