War Dag Dag ah oo k Saabsan Dagaalkii Gaalkacyo Maanta Kadib

War Dag Dag ah oo k Saabsan Dagaalkii Gaalkacyo Maanta Kadib

0
SHARE

HM__Xafiiska  Gaalkacyo Magaalda Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Waxa Goor dhaw Kulan isugu Yimid Odayasha Gobalka Mudug iyo Sidoo Kale Madaxda Maamulka Goblka Mudug Waxana Kulankan oo ka Soconaya Koonfurta Magalada Gaalkacyo looga Arinsanaya Arimo ku saabsan Dagaalkii Maaanta Dib mar kale uga Qarxay Magaalda Gaalkacyo gaar ahaan Xaafada Garsoor Halkaasi oo saaka  Dagaal Kooban uu ku Dhax Maray Ciidamo kala taabacsan maamulada Galmudug iyo puntland .

Kulankan oo Saxaafada loo diiday in ay qayb ka Noqoto aya Warar Hoose oo ay Heshay Warbaahinta Hobyomedia.com Waxa löoga Hadlaya Arimo Quseya Xalada Gaalkacyo Gaar ahaan Dagaalka Maanta dib ugu Soo Laabtay Mgaalda Gaalkacyo iyo Sidoo kale arimo Ku Saabsan maamulka Puntland oo shegay in ay doonayan in Bar Koontarool ay ka sameystaan xaafada Garsoor , Kontaroolkaasi ayana la shegaya in dhanka galmudug ay didan yihiin marka loo ego masaafoyinka ay isku jirayan labada koontarool

Sidoo kale Warar Hoose oo Hobyomedia.com ay Helayso aya Waxa ay shegaya in Kulanka  lagu soo hadl Qaaday arimo ku adan Sababaha ay hakad u galeen Wada Hadladii Labada dhinac iyo  Go,aanka Galmudug kaga qorsheynsan madama maalintii shalay ahayd gudiyada labada dhinac ay isku fahmi waayeen halka lagu kulmayo iyadoona labada dhinac gudiyada ay saaid u kala shakiyeen

Qodabada kale ee kulanka odayasha iyo madaxda galmudug aya ka mid aha baabuurta ganacsiga ee puntland ay xirtay waxa laga yelayo iyo badeecadaha dhanka galmudug puntland ka soo gala, waxana arintan ay xasaasi noqtay  markii dakada hobyo badeecyin kala duwan ay ka soo dageen.

Sikastaba kulankan aya laga war sugaya waxa ka soo bixi doona  balse Arintan aya ku soo beegantay xili maanta markale rasaas goos goos ah ay dib uga qarxeen xafada garsoor halkaasi oo ciidanka puntland iyo puntland saaka ay ku dagalameen

Wixii Warar ah oo ku soo kordha isha Ku Haay Hobyomedia.com

LEAVE A REPLY