Dhagayso:Xildhibaanada Galmudug Oo Go.aan Cusub Kaga Dhawaaqay Magaada Cadaado

Dhagayso:Xildhibaanada Galmudug Oo Go.aan Cusub Kaga Dhawaaqay Magaada Cadaado

0
SHARE

ildhibaan Maxamd Xasan Geelle oo ka mid ah Galmudug,aya awaxaa uu sheegay in aysan la kulmeynin Xildhibaannada ka socda Dowladda Federaalka ee Cadaado u tagay in ay xalliyaan Xiisadda Siyaasadeed ee ka jirta magaaladaas.
Xildhibaan Geelle,waxaa uu sheegay aysan la kulmeyn Xildhibaannada Federaalka,waxaa uu ku eedeeyay Xildhibaannada tagay in ay la safanyihiin dhanka C/Kariin Xuseen Guuleed oo ay sheegeen in qorshaha ay ka leeyihiin uu yahay in uu xafiiska sii joogo.
Waxaa uu beeniyay ij XIldhibaannada Galmudug sababta ay u kiciyeen Siyaasaddu tahay kaddib markii aysan Mushaar qaadan muddo,waxaana uu sheegay in mushaarka ay uga daran tahay danta Galmudug iyag oo taas ka duulayana ay xilka qaadis ku sameeyeen Madaxweynaha Galmudug.
Xildhibaanno ka socda labada aqal ee federaalka kana soo jeeda Galmudug ayaa gaaray magaalada Cadaado si ay u dejiyaan khilaafka Siyaasadeed ee hadda ka jira Magaalada Cadaado.

Hoos Ka Dhagayso Waraysiga Xildhibaanka

LEAVE A REPLY