Dhageyso odayaasha Galmudug, Masuulyiinta Gobalka iyo Xildhibaanda Galmudug oo Ka Wada Hadlay...

Dhageyso odayaasha Galmudug, Masuulyiinta Gobalka iyo Xildhibaanda Galmudug oo Ka Wada Hadlay Xaalada Gaalkacyo o Wali aan Cago fiican ku Taagneen iyagoo isku afgartay in

0
SHARE

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka galmudug aya kulan is xog wareysi ah waxaa ay la qaateen masuuliyinta Maamulka Gobolka Mudug iyo odayaasha dhaqanka iyagoona ka wada hadlay sidii loo sii laba jibari lahaa gurmad qoysaska ay saameyen abaaraha ka jira deeganada Galmudug iyo arimaha amaanka ee Magalada Gaalkacyo iyo arimo kale.

kulanka ayaa intii uu socday waxaa xooga lagu saaray sidi loo xaqiijin lahaa amaanka Magalada Gaalkacyo isalmrkana wada shaqeyn xoogan u dhaxmari laheyeyd qeybaha bulshada iyo lamaha Amaanka .

Sidoo kale kulanka ayaa loogu baaqay shacabka reer galmudug in ay ka qeyb qaatan gurmadka loo sameynaayo dadka ay abaaraha ay ku sameyee deeganada gobolka mudug oo hadda xaladoda nololeed laga soo deerinaayo.

Kulanka ayaa markii uu soo idlaaday waxaa saxaafada la hadlay Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdirashiid Xaashi Cartan iyo Suldaan Cabdinasir Jaamac Seed.

Halkan Hoose Riix si aad u Dhagaysato Codka 

LEAVE A REPLY