Deg Deg Madaxweyne ku xigeenkii ururka Ahlusunna oo Xilka Laga Qaaday

Deg Deg Madaxweyne ku xigeenkii ururka Ahlusunna oo Xilka Laga Qaaday

0
SHARE

Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamuka Ahlusunna  Sheekh Maxamed Shaakir uu Xilkii ka qaaday Sheekh Saadaq Sheekh Yuusuf oo ahaa Kuxigeenkiisii.

Wararka ayaa intaa ku diraya in Sheekh Saadaq loo Magacaabi rabo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Ahlusunna.

Ahlusunna ayaa wada qaban qaabo ay ku dooraneyso  Baarlamaan uu yeesho maamulkaas.

LEAVE A REPLY