Daawo Barlmaanka galmudug ee Madaxweyne Gulled ka Soo Hojeestay oo Shaaciyay in...

Daawo Barlmaanka galmudug ee Madaxweyne Gulled ka Soo Hojeestay oo Shaaciyay in ay Dooranayan Madaxweynaha Cusub ee Galmudug,Xildhibanadii Moshinka waday oo Qaarkood Shirka laga Wayay

0
SHARE

HM__Xafiiska Cadaado :.-Waxaa Magaalada Cadaado ka socda Kulamada ay yeelanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee dhowaan Xilka ka Qaaday Madaxwaynihii maamulkaasi C/.kariim Xuseen Guuleed, Iyadoo Xildhibaanadu ay doorteen Gudiga Doorashada Madaxwaynaha Cusub oo ka Kooban 11 Xubnood.

“Waxaanu dhowaan soo bandhigaynaa Shuruudaha Looga baahan yahay Musharixiinta, Mudo 30-Casho Gudahood ah ayaanu ku Dooran doonaa Madaxwaynaha Cusub“. Ayay tiri Gudoomiye ku xigeenka Gudiga Doorashooyinka Galmudug.

Magaalada Cadaado ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa siwayn looga Dareemay Xiisad ka dhalatay Xilka qaadista lagu sameeyay Cabdikariim Guuleed.

Hoos  Riix si  aad u Dawato Muuqaalkan:-

LEAVE A REPLY