Daawo ::-Dhismaha isbitalka cusub ee Bandiiradley,Galmudug oo meel fiican maraya.

Daawo ::-Dhismaha isbitalka cusub ee Bandiiradley,Galmudug oo meel fiican maraya.

0
SHARE

hismaha Isbitaalka bandiradlay oo galay wajigii labaad
Ilaahay mahaddii waxaan soo gaarnay dhismaha qaybtii labaad ee isbitaalka Bandiiradlay oo ka koobnaan doonto, 1- Qolka gargaarka deg degga, 2- Shaybaarka iyo 3-Haanta biyaha. Waxaana ka codsanaynaa cidwalba (shaqsi ama Hayado) in nalagala qayb qaato dhismaha qaybaha dhiman ee isbitaalka. Markuu dhamaado isbitaalka wuxuu u adeegi doonaa qof kastoo baahi caafimaad qaba, waxaa kaloo laga bixin doonaa tababarro caafimaad oo lagu kordhinayo aqoonta bulsha weynta iyadoo lala kaashan doona Jamacadda Galkacyo GU, Isbitaalka Galkacyo iyo waliba isbitaalo Xamar ku yaala.
Waxaa ilaa iyo hadda noo soo dhamaaday qaybaha kala ah:
Qaybtii dhalidda (Maternity rooms)
Qaybta caruurta
Qaybta bukaan socodka (Out patient department)
Dhismaha darbiga isbitaalka, dhirir 400m X joog 3m, oo gudihiisa iyo bannaankiisa la salaaxay.
Anigoo ah Mohamed Ali Aden waxaan mahad gaar ah u celinayaa walaalaha shaqada maalin walba u taagan, kuwii dhaqaalaha naga kaalmeeyay, reer Canada, London iyo Kenya, iyo kuwa hadda dadaalkoodo soo socdo.
Himilo waxaa ka go’an in ay ka shaqayso sidii isbitaalo dagaankoo dhan loo wada gaarsiin lahaa, sidaan waxbarashada dagaankoo dhan loogu faafiyay, laga bilaabo dugsi hoose ilaa jaamacad. Markaa fadlan ka qayb qaado kheyrka socdo waxaadna igala soo xariir kartaa tel. no. (416)-885-5997 Toronto, Canada

a http://www.himilo.ca/bandiiradlay-hospital.html

The Second Phase of the Construction of Bandiiradlay Hospital has Begun
With God’s grace, we have reached the second phase of the construction of Bandiiradlay Hospital, which will be consisted of: 1- Emergency Room 2- Diagnostic Lab 3- Water tank. We would like to ask everybody for personal donations and any organizations who could assist to help us to finish this second phase of the hospital. This hospital will give health care for all those who need medical attention and also provides public health seminars for the community.
We’ve finished the construction of the following parts in the first phase:
1 – Maternity ward
2 – Childcare rooms
3 – Out-patient department
4– Washrooms
5- the fence
On behalf of Himilo and on my behalf, I, Mohamed Ali Aden would like to thank all those who’ve supported our endeavours thus far, in particular those in Canada, London, and Kenya and those who are currently organizing themselves to help.
So far, we’ve built/helped to build schools in most villages in Hamilo’s project area and it’s our intention to do the same with providing medical services by building a hospitals as well.
Please contact as 416-995-5997 Toronto Canada

LEAVE A REPLY