Daawo Fanaaniinta Waabari Galmudug oo Hees Cusub u Soo Qaaday Gaalkacyo...

Daawo Fanaaniinta Waabari Galmudug oo Hees Cusub u Soo Qaaday Gaalkacyo iyo Sida Dadyawga Kala Duwan ay u Marti Galiso

0
SHARE

HM__Xafiiska gaalkacyo ;;. Dhawaan Waxa Gaalkacyo Show caalami ah ku Qabtay Fanaaniinta Waabari galmudug waxaana Halkaasi lagu Soo Bandhigay Heeso Dad Badan ay Mdaxada la luxeen Waxana Heesahaan ka Mid ahaa Heeso loo Qaaday Galkacyo oo u badan sida Gaalkacyo ay Dadka u Soo Dhaweeyso iyo Sidoo kale Heeso ka Turjumaya in Gaalkacyo ay Ku Hormari KARTO Nabada oo Kaliya

Heestan aya ka Mid ahayd Heesihii Faniinta Waabri ay soo bandhigeen Waxana Heetsan Hal ku Dhig looga Dhigay”’Gaalkacyooy Salaan Naga Hoo”

Halkan hoose ka Daawo

LEAVE A REPLY