Daawo:- Gabar kitaab ku joogsatay oo mucjiso la kulantay

Daawo:- Gabar kitaab ku joogsatay oo mucjiso la kulantay

0
SHARE

Wariyaal iyo dad la’aamin karo oo ku sagan dalka Australia ayaa  xaqiijiyay in gabar, ku joogsaatay kitaabka Qur’aanka kariimka ay mucjiso la kulantay.

“ Kibaabta Qur’aanka karmiin ayey ku istaagtay, daqiiqad kama soo wareegan markii ay ka barartay mid ka mid ah lugtii ay saartay kibaaka Qur’aanka kariim” sidaasi waxaa yiri, mid kamid ah dadkii sawirka kasoo qaaday gabadha oo la geeyay xaruun caafimaad.

Tani Waa Dhacdo baniadaamka lagu tunisanayo in ay ku Waani Qaataan in mucjisooyinka rabi uuu tusiyo qof walba oo inkirsan ama diidan awooda alle waxana dad badan o dunida ku nool arintan ay ku noqotay mid ay ku waano qaataan

Fiiro gaar ah :: digniin fadlan ka fagow waxan oo kale

LEAVE A REPLY