Daawo-Maamulka Dagmada Gaalkacyo oo si adag ula hadlay Musharxiinta u Taagan Hogaanka...

Daawo-Maamulka Dagmada Gaalkacyo oo si adag ula hadlay Musharxiinta u Taagan Hogaanka Dalka

0
SHARE

Duqa Dagmada Gaalkcyo Xirsi Yuusuf Bare oo booqday Goob ay ku sugan Qoysas ka soo barkacay Miyga Gobolka Mudug kadib markii ay k dhamadeen Xoolihii ay lahayeen ayaa ugu baaqay Musharaxiinta u taagan xilka Hogaanka Dalka soomaliya in ay caawiyaan Qoysas ay samyeen abaraha ka jira dalka islamrkana waxaa ugu baaqay in lacagaha ay ku bixinayaan laaluusha iyo doorshada in ay siiyan dadka ay abaaraha saameyen si loo caawiyo Dadkaasi.

Hoos ka Daaawo Muuqaaka Duqa dagmada Gaallacyo.

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.