Daawo Muuqaal “Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada London oo ka mid...

Daawo Muuqaal “Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool Magaalada London oo ka mid noqotey shaqaalaha Shirkadda Uber

0
SHARE

Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool magaalada London ee dalkaas Ingiriiska ayaa waxaa la sheegay inay ka mid noqotey shaqaalaha Taksiyada ka howl gala magaalada London.

Hooyadaan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Faa’iso Cabdi Ereg islamarkaana ah hooyo xaas leh oo heysata 7 caruur ah ayaa waxay u shaqeysaa shirkada Taksiyada ee lagu magacaabo Uber, Hooyadaan ayaa waxaa ay sheegtay inay shaqadaan ay tahay mid u fudud islamarkaana ay ku dhex wadan karto maareynta howlaha gurigeeda iyo ka warqabka caruurteeda.

LEAVE A REPLY