Daawo Sawirada Doomo Waa Wayn oo Wada Gadiid iyo Qalabyo kala duwan oo Dakada Hobyo ku soo Wajahan Maalmaha Soo Socda

Dubia Waxaa Dalkaasi kasoo Baxay Labo Doomood oo Wada Qalab kala Duwan, Waxaana  Labada Doomood oo ah kuwa Waaweyn Waxaana ay Wadaan Gawaari , Raashin iyo Shidaal Tiro badan iyo Qalabka dhismaha oo qeebo badan leh,

Shuceyb Shiikh oo kamid ah Ganacsatada Dubia ku Sugan Ayaa mudug24 u sheegay in Doomaha Ay kasoo Tageen Dubai isla markana Ay u soo baxeen Dhanka dekada Hobyo,

Waxa uu sheegay in Shaqada Dubia ee Hobyo ay Toos u bilaabatay isla markana Ganacsatada bilaabeen in toos u isticmaalaan Dekada Hobyo madama Wax badan uga raqiisantahay,

ugu Danbeyn Dekada Hobyo ayaa shaqadeeda toos u bilowday Waxana aad u raqiisay Shidaalka iyo raashinka Lagu iibiyo Deegaanada Galmudug,

 


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Dhageyso Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo sheegay in ay Xabsi guri ku jiraan Isaga iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug,iyo Shirar Xaly Saqdhexe lagu Qabtay Madaxtoyada
- Sep 26, 2017
HM__Xafiiska Adaado Cali Gacal Casir Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta sheegay in Xabsi guri ...
Dhagayso:- Madaxweynaha Galmudug oo Maxuu kayiri Dagaalada Ka soo Cusboonaaday Bari Gobalka Mudug
- Sep 26, 2017
Madaxweynaha Mamulka Gamudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa waxa uu ka hadlay Markii ugu ...
Xog Muhiim ah : Dowlad Gobaledyada Taagersan isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta oo Shir isugu imanaya iyo Madaxweyne Xaaf oo Hormuud ka ah Shirkaasi
- Sep 26, 2017
Waxaa socda qabanqaabada shir ay yeelanayaan madaxweynayaaha maamul Goboleedyada Soomaaliyeed ee la saftay isbaheysiga ...
Daawo Muqaalka : Caleema Saarkii Suldaanka Cusub ee Beesha Reer Hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaake oo la doortay,,
- Sep 26, 2017
HM))Xafiiska Gaalkacyo Xaflada Lagu dooranayay Suldaanka Cusub Ayaa waxa Ka Soo Qeyb galay Masuuliyin ...
Dhageyso Masuuliyinta labad dhinac oo Gaalkacyo Shir isugu yimid iyo Qodobo laga Soo Saaray Dagaalka Bariga mudug ka Soo Cusboonaday
- Sep 26, 2017
HM__Xafiiska Gaalkacyo : Magaalda Gaalkacyo waxaa shir isigu Yimid Masuulyiin ka Kala Socday Maamulada ...
Deg Deg Faah Faahin Rasaas laga Maqlay Goordhaw Suuqa Gaalkacyo
- Sep 26, 2017
HM_Xafiiska Gaalkacyo War Goor dhaw ku soo Dhacay Xafiiska Warqabadka Warbaahinta Hobyomedia.com ee Gaalkacyo ...
Dhageyso Somaliland oo si kulul ka Hadashay Hadalkii Madaxweyne Xaaf ka soo yeeray ee aha in Hargeisa Dowlada Somaliya ay ku Xanibtay
- Sep 25, 2017
Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle (Xaaf) ayaa maalintii Shalay ku eedeeyay Dawladda Soomaaliya inay ...
Dhageyso Culumada Gobalka Mudug oo isku yimid kana Hadlay Arintii Cabdi wali Sheikh Cilmi Yare ee Muranka Badan Dhalisay
- Sep 25, 2017
Sida wararkeena goor dhow aad kula socoteen waxaa magaalada Gaalkayco shir jaraa.id ku qabtay ...
Galmudug oo soo saartay War cusub
- Sep 25, 2017
Maamulka Galmudug ayaa soo saaray Warsaxaafadeed ku saabsan Faragelinta Galmudug ay sheegtay in dowladda ...
(Sawiro-Dhageyso) Maamulka iyo Ardayda Jaamacada Gaalkacyo University oo Codsi u diray Qurba Joogta Soomaliyed
- Sep 25, 2017
HM_Xafiiska Gaalkacyo Jaamacada Gaalkacyo Univesity oo ah Jaamacada Ku Taalla Magalada Gaalkacyo Loona Furay ...
Dhageyso Wararka Dagaalka Bariga Gobalka ,Ciidamada Puntland oo Weerar soo Qaaday iyo Dad rayid ah oo ay afduubteen
- Sep 25, 2017
HM__Xafiiska Gaalkacyo : Wararka Naga Soo Gaaraya Deganak Ramaale ee Bariga Gobalka Mudug aya ...
Dhageyso Odayasha Puntland oo jawaab Kulul laga siiyay Warkii ka Soo Yeeray
- Sep 25, 2017
HM_Xafiiska Gaalkacyo :  iyadoo Dhawaan odayaasha Puntland kulan ay ku Qabteen Waqooyiga Gaalkacyo ay ...
Dhageyso Shir odayasha Galmudug iyo Masuuliyinta Galmudug ay gaalkacyo ku galeen kadib dagaalo Dib uga Bilowday Bariga Gobalka Mudug ,iyago Sharaxay in odayasha puntland ay Xisad dagal gaalkacyo ka Hurinayan
- Sep 25, 2017
HM))Xafiiska Gaalkacyo: Kadib markii Dhawaan Bariga gobalka mdug ay ka soo Cusboonadeen Dagalo ayaa ...
Dhageyso Madaxweyne Xaaf””Reer Galmudugow Ogada Farmaajo Wuxu raba in uu Galmudug Burburiyo,Diyraadii aan Saarna ayuu Xanibay Wa Dagaal nagula soo Qaday hala Ogaado”
- Sep 25, 2017
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo Maanta dib ugu laabtay Magaalada Cadaado ...
DAAWO SAWIRRADA: Madaxweyne Xaaf oo gaaray Cadaado
- Sep 24, 2017
Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Geelle Ducaale Xaaf ayaa Goor dhow gaaray Magaalada Cadaado ...
 
Advertisements