Daawo Sawirada kenya oo ka hadashay Weerarkii ka dhacay Magaalada Mandheera

Daawo Sawirada kenya oo ka hadashay Weerarkii ka dhacay Magaalada Mandheera

0
SHARE

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ayaa Faah-faahin ka bixiyay Weerar Koox Hubeysan ay ku qaadeen Baniga Magaalada Mandheera.

Mas’uuliyiinta u hadlay Maamulka Mandheera ayaa sheegay in Askari Illaalo ka ahaa Bankiga uu dhintay islamarkaana ay baarayaan Cidda Weerarka geysatay.

Xalay Saq dhexe ayaa Koox Hubeysan  waxaa ay Weerar ku qaadeen Bankiga Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari.

Mandera2-300x200 Equity1-300x200 93768587_equitybank-300x169

LEAVE A REPLY