Daawo Sawirada Senetarada Galmudug laga Soo Doorto Mid ka Mida oo Ka...

Daawo Sawirada Senetarada Galmudug laga Soo Doorto Mid ka Mida oo Ka Qayb Galaya Gurmadka abaraha shacabka Galmudug lagu Samotabixinayo

0
SHARE

HM___Xafiiska Cadaado :.-Senator Xildhibaan Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) oo kamid ah
Xildhibaanada Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa gurmad Biyo ah u fidiyay
Qaar kamid ah Dadka Xoolo dhaqatadaa ee kunoo Tuulooyinka Hoos yimaada
Caabudwaaq

Dadkii la gaarsiiyay Gurmadka aya ka Mahad Celiyay waxaana ay Dowlada Galmudug Ganacstada iyo Dowlada Soomaliya ay ugu Baaqeen in aa Gacamaha laga Laaban dhibaatada abaareed ee haysata Shacabka Soomaliyeed gaar ahaan Dadka ku Nool Deganada Dowlad Gobaleedka Galmudug

Talabadan uu Qaaday Abshir Maxamed Ahmed aya ah mid ku dayasho mudan Waxaan Xidlhibaanda DOwlada Galmudug iyo Sidoo kale Xildhibaanada aqalka Sare loogu baaqay in ay sameeyaan Talaabo muhii ah oo  sidan oo kale ah madama abaaraha xiligan jira aysan jriin dowlad dhexe oo garab istaagan shacabka soomaliyeed

 

 

LEAVE A REPLY