Daawo Sawirada+Dhageyso Raashinkii Turkiga ee Galmudug loogu deeqay oo la Bilaabay...

Daawo Sawirada+Dhageyso Raashinkii Turkiga ee Galmudug loogu deeqay oo la Bilaabay in loo Qaybiyo Dadkii ay Abaaruhu Saameeyeen

0
SHARE

Xildhibaan Xasan Cali Dhuux oo katirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa Deeq Raashin ah oo ka timid Maamulka Galmudug Soo gaarsiiyay Qaar kamid ah Dadka Ay Abaaruhu saameeyeen ee Deegaanada Hoosyimaada Caabudwaaq

Munaasbad Gar ah oo ay Qabteen Xildhibaanada Galmudg ee Deganadaasi  ka soo jeeda ayaa waxa ay uga hadleen deeqdan xildhibanada galmudug lo soo dhiibay iyo inta ay ka kooban tahay waxana ay shegeen in loogu talagalay deeqdan in loo qaybiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Dowlada Turkiga aya Dhawaan ugu Deeqday Mamaulka Galmudug Deeq Bani adanimo deeqadaasi oo turkiga uuu ugu talagalay in la gaarsiiyo shacabka soomaliyeed gaar ahan kuwa  nool deganada galmdug

Halkan Hoose  Riix si aad Codadka Xildhibanada Galmudug aad u Dhagaysato

 

LEAVE A REPLY