Daawo Sawirrada: Puntland oo soo bandhigtay gaadiid laga leeyahay Galmudug oo…..

Daawo Sawirrada: Puntland oo soo bandhigtay gaadiid laga leeyahay Galmudug oo…..

0
SHARE

Puntland ayaa degmada Galdogob ee gobolka Mudug kusoo bandhigay gaadiid laga leeyahay deegaanada Galmudug oo muddooyinikii ugu dambeeyay lagu haystay gudaha Puntland.

Gaadiidkaan oo ahaa labo gaari oo ah kuwa xamuulka qaada ayaa loo haystay gaari kale oo Puntland laga lahaa kaasoo lagu haystay magaalada Cadaado ee xarun maamulka Galmudug.

Saraakiisha amniga gobolka Mudug iyo taliska saldhiga Galdogob ayaa ku guulaystay inay darawaliintii gaadiidkaan mas’uulka ka ahaa ku wareejiyaan gaadiidkooda.

3-5-768x5764-5-768x5765-5-768x5768-6-768x576

LEAVE A REPLY