Daawo Tv Dood Xasaasi ah ka Sameeyay Siyaasada Galmudug iyo Xilka qaadistii...

Daawo Tv Dood Xasaasi ah ka Sameeyay Siyaasada Galmudug iyo Xilka qaadistii Gulled iyo Cida Horkacaysay Mooshinkasi

0
SHARE

Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasiga oo ah Barnaamij si joogta ah uga baxa Telefishinka Caalamiga ah ee Horn Cable, kaasoo uu soo tabiyo wariye. Durraan Cabdullaahi Shurwac ayaa lagu falanqeeyay laba qodob oo aad mihiim u ah, kuwaasoo kala ah, Dooorashada Guddoonka Baarlamaanka Fedaraalka ah iyo khilaafka ka dhex aloosan maamulka Galmudug.

HALKAN HOOS RIIX SI  AAD U  DAAWATO MUQAALKA

LEAVE A REPLY