Dawo Sawirro Dareen Gaar ah leh Afrika iyo sanadda 2016 Maxaa...

Dawo Sawirro Dareen Gaar ah leh Afrika iyo sanadda 2016 Maxaa ugu muhiimsana oo lagu Xasuustaa

0
SHARE

Sawirada sheekooyinkii ugu waa waynaa Qaarada Afrika sanadka 2016

Grey line
Oscar Pistorius walks across the courtroom without his prosthetic legs during the third day of Oscar's hearing for a resentence at Pretoria High Court on June 15, 2016 in Pretoria, South Africa.Oscar Pistorius ayaa iska bixiyey lugaha macmalka ah ee uu ku socdo wuxuuna u dhaqaaqay qolka dhegeysiga Maxkamaddii ku socotay dalka Koonfur Afrika bishii June.
People try to jump in the water right before their boat capsizes off the Libyan coast, Aid agencies say the sea-crossing between Libya and Italy is the main route for migrants 25 May 2016 captionDoon ku degtey badda Mediterranean ee u dhaxaysa Liibiya iyo Talyaaniga ayaa kaamaro ay wateen ciidamada badu qabatey bishii May iyaga oo badbaaadiyey in ka badan 560 muhaajiriin ah.
A man carries his five-day-old son after been rescued from a crowded wooden boat as they were fleeing Libya, during a rescue operation at the Mediterranean sea, about 13 miles north of Sabratha, Libya, Monday 29 August 2016 captionBillo dadib dabayaaqadii August, 20 doonyood oo yar yar oo ka buuxeen dad Soomaali iyo Ereteriyaan ah oo ku jirey nin watey ilmihiisa oo shan jir ahi ayaa laga badbaadiyey Xeebta Liibiya.
People burn worthless note bearersDibadbaxayaal reer Zimbabwi ah ayaa bishii August ku gubey magaaladda Harare ee caasimadda lacag naqad ah oo duug ah, iyaga oo ka mudaharaadaya lacagta cusub ee la sameeyey oo la rabey in ay caawiso doollarka oo yaraadey.
A Chibok girl celebrates with family members during an church service held in Abuja, Nigeria - Sunday 16 October 2016Oktoobar ayaa waxa dib isu heley 21 dumar ah iyo gabdhahooda. Waxay ku soo caan baxeen ololahii #BringBackOurGirls, Soo celiya Gabdhahayaga, Gabdhahan waxa ka afduubey dugsiggooda oo ku yaala magaaladda Chibok Malayshiyada Boko Haram bishii Abril sannadkii 2004ta.
Market in Okavu, north-western Uganda 18 August 2016captionDhinacan waddadu waa Yugaandha, dhinacana waa Jamhuuriyada Dimuqraadiga Koongo, Qiimaha Basashu waa isku mid labada dhinacba.
Lucas Sithole of South Africa and Ymanitu Silva of Brazil celebrate together after competing in the wheelchair tennis at central court on day 3 of the Rio 2016 Paralympics on September 10, 2016 in Rio de Janeiro, Brazil.Lucas Sithole oo u dhasahy Koonfur Afrika ayaa laabta laabta u saarey Ymanitu Silva oo u dhashay Baraasiil kadib markii ay ku tartameen Cayaarta Tennista iyaga oo saran gaadhiga curyaamiinta cayaarihii dadka Naafada ah ee bishii September.
Rwanda sitting volleyball players in a line at the Paralympic Games in Rio de Janeiro, Brazil - Saturday 10 September 2016 kooxda kubada koleyga ee Ruwanda ayaa ku heestey heesatii calanka ee wadankooda ka hor intii aanay la cayaarin Shiinaha.
South SudanImage copyrightAFP
Image captionMarkii u horeysey waxa ka qayb galay koox qoxooti ah cayaaraha dadka naafadda ah. Kalabar in ka badan waxay ka yimaadeen Suudaanta Koonfureed, waxa ku jirey orodyahanka Yiech Pur Biel (bidix).
Two participants from Imatong and Terekeka counties take part of the South Sudan National Wrestling Competition for peace at Juba Stadium, on Wednesday 20 April 2016 2013.Image copyrightAFP
Image captionKoonfurta Suudaan waxay caan ku tahay legdinta, bishii Abril waxa ay markii ugu horreysey qabteen tartankii ugu horreeyey illaa intii dagaalka sokeeye ka dhacay sannadkii 20013-ka.
A fighter of Libyan forces allied with the U.N.-backed government fires a shell with Soviet made T-55 tank at Islamic State fighters in Sirte, Libya, August 2, 2016Image copyrightREUTERS
Image captionLiibiya waxa ka bilaabmey qas tan iyo intii ay Ciidamadda Nato xilka ka tuureen Col. Muammar Gaddafi bishii Oktoobar 2011, tani waxay ay u suurto gelisey kooxda la baxdey Dowladda Islaamka in ay hoy ka dhigteen wadankaas. Dagaallo socdey billo badan ka dib waxa laga saarey magaaladii ay haysteen ee Sirte dabayaaqadii sannadkan.
A schoolgirl runs past a burning barricade in Kibera slum, Nairobi, Kenya - Monday 23 May 2016Image copyrightAFP
Image captionBishii May waxa iskaga hor yimid xaafadda Kibera dibadbaxyo codsanaya in isbedel lagu sameeyo qaabka doorashadda iyo booliis. Caruur ayaa ku dhex milmey dibadbaxaas.
A protester throws rocks next to burning tyres during a demonstration on July 6 2016, in Bulawayo ZimbabweDibadbaxyo aan hore loo arag ayaa ka dhacay Zimbabwe sannadkii 2016-ka. Kadib markii la xirey laba qof oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshadda, dibadbaxayaal iy booliis ayaa iskaga hor yimi magaaladda labaad ee ugu weyn ee Bulawayo.
A woman pours water over a child affected by teargas after clashes between police and street vendors in central Harare, Zimbabwe, Tuesday 27 September 2016Image copyrightREUTERS
Image captionGanacsatada Waratada ayaa dibadbaxay, booliiskuna waxay kaga jawaabeen waxyaabaha dadka ka ilmeysiiya., dad ayaa isku dayeya in ay ilmahan ka masaxaan indhihiisa gaastii.
A man walks his donkey and its load through flooded streets Beledweyne, north of Mogadishu, Somalia - Thursday 26 May 2016Daadad waaweyn oo ka rogmadey Beledweyne, oo waqooyi ka xigta Caasimada Muqdisho ayey dad badani ka qaxeen guiryahoodii bishii May.
People sit on the top of a truck heavily piled with corn-stalks plies as they head for Mogadishu from Afgoye on October 19, 2016.Billo ka dibn bishii October, gaarigan ayaa sawir looga qaaday isagoo ku jeedda magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
On Sunday, a young woman is seen through the horns of a bull at a cattle camp in South Sudan 24 April 2016Bishii Abril, gabadh yar ayaa lagu dul arkey iyada oo fuushan geesaska dibi xero lo’ada lagu dhaqo Koonfurta Suudaan.
A soldier blowing a horn during a military operation in Eastern Nile State, South Sudan - Sunday 16 October 2016e captionIn October, Askari ka tirsan Suudaanta Koonfureed ayaa geeska saca Hoon ka dhigaya iyadoo lagu jiro hawlgal ciidan.
Kenyan children visit the still-smouldering pyres of more than 100 tonnes of elephant tusks and over 1 ton of rhino horns, in Nairobi National Park, Kenya Monday, May 2, 2016Faanta maroodiyada 6,700 ayaa lagu gubey Beerta Xayawaanka ee Nairobi Kiiniya, iyada oo lagu muujinayo sidda sidda ay wadanka uga go’an tahay in la badbaadiyo maroodiyada.
Burning elephant tusk in Nairobi, Kenya - Saturday 30 April 2016In kabadan 100 tan geeska maroodiga ayaa la gubey, maalmo ayey gubanayeen
Veterinarians and park rangers attend to a sedated elephant outside Amboseli National Park on November 2, 2016.In an effort to learn more about elephants’ migration routes, collars were attached to elephants in Amboseli National Park, Kenya in November but to do this the elephants had to be sedated.
An African elephants throws mud onto himself at the Mpala Research Center and Wildlife Foundation, near Rumuruti, Laikipia District, Kenya, on January 31, 2016.Waa Xarun kale oo lagu sameeyo baadhitaan Kiiniya, Mpala waxa lagu hayaa maroodigan wuxuu hawada u sayriyey dhoobo kaamirada ayaa qabatay.
A mural painted on the walls of houses in Zaraeeb, created by French-Tunisian artist El Seed, is pictured in the shanty area known also as Zabaleen or Farshaxanka Faransiiska Tuunisiyaanka ah ee El Seed ayaa ku sawirey muuqaalkan guryaha gidaarada xaafadaha faqiirka ah ee caasimada Qaahira
An artist poses by his pieces of art exposed during the Chale Wote street art festival in Accra, on 21 August 2016Dhinaca kale qaarada, Accra, Ghana, wax ka socda Bandhiga Farshaxanimada Wadooyinka ee Chale Wote
A group of Maasai men crouching around a radio near Saikeri, Kenya - Tuesday 8 November 2016Bishii November waxa qaaradda mashquuliyey doorashaddii Mareykanka, waxaa ka mid ahaa kooxdan Masaayda ah oo natiijada ka dhageysanaya Raadiye magaaladda Saikeri ee Kiiniya
Stewardesses stand in line during the inauguration of the new train line linking Addis Ababa to the Red Sea state of Djibouti, in Addis Ababa, Ethiopia - Wednesday 5 October 2016Oktoobar waxa la bilaabey khadka tareenka ku shaqeeya korontada ee Ethiopia & Djibouti, socdaalkii qaadan jirey saddexda maalmood ayaa qaadanaya 12 saacadood.
Chinese engineers stand in a line near a train at Furi train station near Addis Ababa, Ethiopia - Saturday 24 September 2016Shaqaalaha badankoodu waa Shiineys
Zimbabwean President Robert Mugabe blowing out cake candles, Harare, Zimbabwe - Monday 22 February 2016Madaxweynaha Zimbabwe President Robert ayaa bishii Febraayo ugu dabaal degay doorshe weyn dhalashadiisii 92aad.
A Rastafarian smokes, center, after an early morning religious ceremony in Knysna, South Africa, Tuesday, May 10,Magaaladda Knysna ee Koonfur Afrika, nin Rastafarian ah ayaa u ogolaadey sawir qaade in uu duubo isaga oo u dabaal degaya diintiisa oo ay ku jirto isaga oo tuunbo ka cabaya xashiishad.
Yosri Adjili, 25, who is unemployed, goes on a hunger strike with his mouth sewed during a sit-in protest to get jobs, at the local government office courtyard in Kasserine, Tunisia, January 27, 2016Mudaharaadyo ka dhashay shaqo la’aanta ka taagan Tunisa, Nin shaqo la’aan ah ayaa iska xiray bushimaha taasi oo qayb ka ah cunto ka soomid bishii January.
A supporter of GhananXisbiga ugu wayn mucaaradka New Patriotic Party ayaa ku guulaystay doorashooyinkii madaxwweyne ee bishii December.
Man covered in bodypaint in Nigeria's green and white colours, with the message hommage to Stephen Keshi, stands in stadium 20 June 2016Taageerayaasha ayaa aamaanay Halyeeyga kubada cagta Nigeria Stephen Keshi magaalada Lome ee caasimadda wadanka Togo ayaa lagu qabtay kulan loogu baroordiiqayo bishii June.
A demonstrator at Wits University in Johannesburg, South Africa - Monday 4 April 2016Koonfur Afrika waxaa soo maray sanad dibadbaxyo ay dhigeen ardeyda oo ka cabanaya qiimaha waxbarashada.
Opposition supporters listen to a speech during a rally held by the opposition Coalition for Reforms and Democracy (Cord) in Nairobi, Kenya - Wednesday 1 June 2016Mid ka mid ah taageereyaasha ururka mucaaradka Kenya ee Orange Democratic Movement ayaa sawir maaskaro ah wajiga ku xirtay dibadbax ka dhacay magaaladda caasimadda ah ee Nairobi bishii June.
A worker walks next to a partially collapsed railroad bridge over the River Nzi, near Dimbokro, Ivory Coast - Thursday 8 September 2016 tareenadda ku socdaan oo ku taal wabiga Nzi ee ka soo bilowda Ivory Coast kuna dhamaada Burkina Faso ayaa burburtay, sida sawirkan la qaaday September uu muujinayo.
Albinos post on stage during a beauty pageant in Nairobi, Kenya - Friday 21 October 2016Dadaaladda lagu doonayo in lagu dhimo faquuqa ay la kulmaan dadka korka cad cad ee loo yaqaan albinism, bandhigga mudane iyo marwo ee dadka lbinism ayaa lagu qabtay bishii October magaalada Nairobi.
Men transport a pig with a motorbike in Kinshasa, Democratic Republic of Congo - Wednesday 28 September 2016gu dambayntiina, mootoda maraysa magaalada Kinshasa, ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, ayaa fariintan “loba biloba in boyi”, oo ah luuqadda Lingala oo macno ah “Dadka afaarahooda ka bax”.

LEAVE A REPLY