Deg Deg Dhageyso Madaxweynaha galmudug oo si Kulul uga Hadlay Mooshinkii Xilka...

Deg Deg Dhageyso Madaxweynaha galmudug oo si Kulul uga Hadlay Mooshinkii Xilka Looga Qaaday Maxuu ka Yiri arintaasi?

0
SHARE

Madaxweynaha  Galmuudg C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay Mooshinka ay keeneen qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee hadda ka socda Magaalada Cadaado.

Madaxweynaha ayaa sheegay in waxa ka socda Magaalada Cadaado ay yihiin Fowdo iyo Sharci daro islamarkaana uusan Aqbali doonin waxii ka soo baxa.

C/kariin Xuseen Guuleed Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in waxa ka socda Magaalada Cadaado ay soo Abaabuleen Dad Cadaw ku ah Dowladda Galmudug.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY