Dhaawacyada Ajaanib U Dhalatay Dalka Yaman Oo Isbitalka Gaalkacyo ee Galmudug Lasoo Gaarsiiyay

HM__Xafiiska Gaalkacyo Isbitaalka guud ee koonfurta magaalada gaalkacyo ee galmudug ayaa lasoo gaarsiiyay dhaawacyo laga keenay deegaanka labad ee gobalka mudug oo qiyaastii 30 km u jira magaalada hobyo halkaasi oo lagu hayo dooni laga leeyahay dalka yaman oo ciidanka galmudug ay gacanta kusoo dhigeen maalinkii shalay
Ragaan oo qaba dhaawacyo culus tiradooduna ay gaarayso laba ruux ayaa ku dhaawacmay iska hor imaad dhex maray ciidanka badda galmudug iyo shaqaale saarnaa dooni laga leeyahay dalka yaman oo kaluumaysi aan sharciyaysnayn ka waday xeebaha galmudug
Maamulka Isbitaalka  koonfurta gaalkacyo ayaa warbaahinta  hobyomedia U sheegay in ay la tacaalayaan xaalada caafimaad ee ajaanibta la keenay isbitaalka gaalkacyo

Dhawacyada ajaanibtan aya Timid Kadib Markii Ciidanka Galmudug hawulgal ay ka Smaeynayaeen Bada ay  la Kulmeen Doomo SHarci daro uga kaluumaysanayay Deganada Galmudug Waxana ciidanka Galmudug oo la hadlay ajaanibtaasi ay ka dhago adeegeen awaamiro la siiyay waxana inta ka dib dagaal kooban uu dhax maray ciidanka  bada galmudug iyo ajaanibta taasi oo keentay in  ajaanibtii doonta saarna ay waxyeelo soo gaarto

Xafiiska Wararka Gaalkacyo


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Daawo Barnaamij Gaar ah: Wariye Safiyo Sheikh Cali iyo Kulankii Nuur Cabdi Jimcale Waraysi Xiiso Badan
- May 25, 2017
HM__Xafiiska Gaalkacyo Kulanti Wacan oo Wanagsan Daawadayaal Ku Soo Dhawada Barnaamij Gaar ah oo ...
Dhageyso Gudiga Gob oo ku dhawaaqay in wax ka yar 10KM ay wadaddi la dhisiyay u jirto Hobyo Waxayna Fariin ay u Direen bulshada Somaliyed Dal iyo dibad
- May 25, 2017
Dhismaha wadada Hobyo highway EE isku xirta magaalooyinka Galkacyo ilaa Hobyo oo laga bilaabay ...
Dhageyso Qaabka ay u Dhici Doonto Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxda ka Qayb Gali doonta oo la Shaaciyay
- May 25, 2017
Maxamed Shiikh Axmed Maalin gudoomiyaha gudiga qaban qaabada xaflada caleema saarka madaxwaynaha galmudug ayaa ...
Dhageyso Dowlada Somaliya oo Faah Faahin ka Bixisay Qasarihii ka Dhashay Qaraxii ka Dhacay Dakada Muqdisho
- May 25, 2017
Qaraxan oo ahaa mid loo adeegsaday Gaari waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyay, ayaa la ...
Dhageyso Ra,iisul Wasare Kheyre oo ku soo Labista Dareenka Ciidanka Malatariga Somaliya isagoo safar dag dag ah ku tagay xarumo Malatariga ay Dagan Yihiin
- May 25, 2017
Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta booqasho ku tagay Degaanka ...
XOG CUSUB: Sedex Beel oo ka hor yimid Gudoomiyaasha degmooyinka G.Banaadir Aqriso Magacyada Beelahaasi
- May 24, 2017
Qaar ka mida beelaha Soomaaliyeed ayaa si weyn uga hor yimid qaabka loo magacaabay ...
Dhageyso Hogaamiyaal Sar Sare oo ka Tirsan Kooxda Daacish oo lagu Qabtay Gudaha Somaliya Sacadihii la Soo Dhafay
- May 24, 2017
Kadib Argagaxisada oo kusoo badaneysa Deegaanada Puntland ayaa waxa ay taasi cabsi ku abuurtay ...
Dhageyso Madaxweyne Farmaajo iyo ismail Cumar Gulle oo ka Wada Hadlay arimo Somaliya ku saabsan iyo Dakadaha
- May 24, 2017
Madaxweynaha dowladda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan uu Shalay ...
Daawo Muqaalka Qudbadihii oo Dhamaystiran :Kulankii Dhax Maray Beesha Habargidir iyo Ra,iisul Wasare Kheyre Madaxweynaha Galmudug oo Sheegay in..
- May 24, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa war aad loogu farxo ka heshay Beesha Habar Gidir oo kamid ...
Dhageyso Salaadinta Galmudug oo ka Hadlay Xalinta Xiisadii Bariga Gobalka Mudug iyo Casumaad Galmudug ay u Fidisay Madaxweyne Gaas oo Cadado Tagaya
- May 24, 2017
Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele ayaa waxaa jira Madax farabadan ...
DHAGEYSO:-Beesha Habargidir iyo Raysal Wasaare Kheyre kulan Xasaasi ah Muqdisho ku Yeeshay maxase lagu Heshiiyay?
- May 24, 2017
HM__Xafiiska Muqdisho Dowladda Soomaaliya ayaa war aad loogu farxo ka heshay Beesha Habar Gidir ...
Dhageyso Qasaraha ka Dhashay Qaraxyo ka Dhacay Boosaaso , Sarakisha Puntland oo ka Hadlaya Dhimashada iyo Dhawaca inta la Xaqijiyay
- May 24, 2017
Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Qarax khasaare geystay oo caawa ka dhacay ...
Liiska qabiiladda iyo magacyadda Gudoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka gobolka Banaadir
- May 24, 2017
Degmada Cabdicasiis: Sharmaarke Maxamed Ladane,Majeerteen Daarood 2- Degmada Kaaraan: Cabdifataax Nuur cali Yaanyo Abgaal Reer ...
Dhageyso baralmanka Galmudug iyo Gudiyo Masug Masuuqay lacago oo Arintooda ay Gaartay Heer Xasaasi ah Madaxda Ugu Saraysa Galmudug oo soo Faro Galiyay
- May 23, 2017
HM__Xafiiska gaalkacyo Guddiga Gurmadka abaaraha Maamulka Galmudug ayaa lagu eedeeyay in ay musuq maasuqeen ...
Daawo Sawirada Qaraxyo ka Dhacay Magaalada Manchester iyo Dhimashada oo Korartay Dowlada Uk oo Kulan Dag Dag ah Wasiiradeeda isugu yeertay
- May 23, 2017
Labo iyo labaatan ruux oo ay ka mid yihiin carruur ayaa hadda la ogyahay ...
 
Advertisements