Dhagayso:Bayaan Kasoo Baxay wasaarada Shaqada Iyo Shaqaalaha Dawlada Galmudug

Dhagayso:Bayaan Kasoo Baxay wasaarada Shaqada Iyo Shaqaalaha Dawlada Galmudug

0
SHARE

Isku Duwaha Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Galmudug Shariif Cali Nuur Kulane oo waraysi gaar ah siiyay warbaahin

ayaa sheegay in wasaarada shaqada iyo shaqaalaha galmudug ay asoo saartay bayaan ku aaadan in ay isi soo diwaan galiyaan shaqaalaha ka shaqeeya shirkadaha gaar koo leeyahay hay,adaha ka howlgala gobalka mudug iyo warshadaha oo dhamaantoodba ay wasaarada ay ugu baaqday in ay dag dag isku soo diawaan galiyaan

Shariif cali nuur kulane isku duwaha wasaarada shaqada iyo shaqaalaha galmudug ayaa sheegay in cidii ka dhaga adaygta amarkaan kaso baxay wasaarada shaqada iyo shaqaalaha talaabo cad laga qaadi doono

Hoos Ka Dhagayso Codka

LEAVE A REPLY