Dhagayso:Waqtiga Uu Furmayo Kala Fadhiga Afaraad Ee Baarlamaanka Galmudug Oo La Shaaciyay

Dhagayso:Waqtiga Uu Furmayo Kala Fadhiga Afaraad Ee Baarlamaanka Galmudug Oo La Shaaciyay

0
SHARE

Xareed cali xareed gudoomiye ku xigeenka koobaad ee baarlamaanka galmudug oo warbaahinta kula hadlay magaalada cadaado ayaa sheegay in dhawaan uu furmi doono kala fadhiga afaraad ee baarlamaanka galmudug wuxuuna ugu baaqay xildhibaanada baarlamaanka galmudug in ay sida ugu dhaqsaha badan cadaado kusoo xaadiraan

Gudoomiye Ku Xigeenka ayaa Sidoo kale shegay in loo baahan yhy in xildhibaanda galmudug ee fasaxa ku maqan ay dib u soo laabtaan si  loo galo shaqoyin muhiin ah oo dowlada horyala waxana uu sidoo kale uu ka warbixiyay kulamo kala duwan uu la qaatay odayaal kala duwan oo ka soo jeeda deganada dowlad gobaleedka galmudug

Hoos Ka Dhagayso Codka Xareed Cali Xareed

LEAVE A REPLY