Dhagayso:Waxgaradka Galmudug oo Ka Hadlay Xiisada Siyaasadeed ee Cadaado Ka Taagan Kuna...

Dhagayso:Waxgaradka Galmudug oo Ka Hadlay Xiisada Siyaasadeed ee Cadaado Ka Taagan Kuna Baaqay…

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo} Xili Ay Jirto Xiisad Siyaasadeed oo Udhaxaysa Xildhibaanada Baarlamanka Galmudug iyo Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed Ayaa Xiisadaasi Waxaa Si Kulul Uga Hadlay Waxgaradka Galmudug Kuwaas oo Soo Saaray Baaqyo Culus oo Arinkaasi La Xariira.

Mursal Xaashi Shirwac oo Ka Mid Ah Waxgaradka Galmudug Ayaa Si Kulul uga Hadlay Xiisada Siyaasadeed ee Ka Taagan Cadaado,Waxaana uu Ku Baaqay in Si Dagan Xal Looga Gaaro Ayadoo La eegayo Danta Dadka Reer Galmudug.

Halkaan Hoose Ka Dhagayso Codka

LEAVE A REPLY