Dhagayso:Xildhibaanada Galmudug Oo La Kulmay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Kuna Dhawaaqay In Dib...

Dhagayso:Xildhibaanada Galmudug Oo La Kulmay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Kuna Dhawaaqay In Dib Loo Dhigay Doorashada Madaxwaynaha Galmudug

0
SHARE

Xildhibaan faysal axmed cabdule oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka galmudug oo waraabihta kula hadlay magaalada muqdisho ayaa sheegay in kulan gaar ah oo ay la qaateen guudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya maxamed shiikh cismaan jawaari ay kala hadleen xaalada galmudug ayna isku afgarteen in dib loo dhigo doorashada madaxwaynaha galmudug
Doorashada madaxwaynaha galmudug ayaa lagu in ay dhacdo 8 Fabraayo. balse haatan ayaa xildhibaanada galmudug ay ku dhawaaqeen in dib loo dhigay doorashadaasi inta ay ka dhacayso doorashada madaxwaynaha soomaaliya

Hoos Ka Dhagayso Codk

LEAVE A REPLY