Dhageyso Dagaal Xoogan oo Mar kale Dib u Qarxay ,ajaanib Gacanta lagu...

Dhageyso Dagaal Xoogan oo Mar kale Dib u Qarxay ,ajaanib Gacanta lagu Dhigay Wararkii ugu Danbeeyay

0
SHARE

HM__Xafiiska  Gaalkacyo Wararkii ugu Danbeeyay  aya Shegaya in Dagaal Culus oo mar kale Dib u Qarxay Dagaladaasi oo la soo shegayo in uu ka Dhashay Qasaare kala duwan

ska Hor imaad Qasaae Gaystay oo dhaxmaray Ciidamada Bada ee Puntland iyo kooxo si sharci Daro ah uga ka luumaysanaayay xeebaha Puntland ayaa maanta dhaxmaray Dagaalkooban kaasoo ka dhacay Degmada Eyl Ee Gobolka Nugaal

inta la Xaqiijiyay Waxaa ku dhaawac may isk Horimaadkan Dhaxmaray ciidamada iyo kooxdan laba katiran kooxdii qawlaysatada ahayd.

Ciidamada ayaa Sidookale waxa ay Gacanta ku dhigeen laba doonyood oo ah kuwa xamuulka Qaada ah oo laga leeyahay Dalka Yemen

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY