Dhageyso Dagaalkii Cadaado oo Waji Kale isku Badalay , Siyaasiyiinta Cadado ka Soo Jeda oo War cusub Shaaca ka Qaaday

Ayadoo  Magaalada Cadaado ee xarunta u ah Maamulka galmudug uu ka dhacay iska hor imaad u dhexeeya Ciidamada Booliska iyo kuwa nabad sugida Nisa uuna Sababay dhimashada hal ruux iyo dhaawaca afar kale ayaa waxaa Arintaasi ka hadlay Wasiiru Howlada Arriamaha Gudaha iyo Dowladaha hoose Cumar Maxamed Diiriye ( Cumar Guureye) waxauuna shaeegay in ay aad uag xunyihiin falkaasi ayna si dhaqso ah u damiyeen.

Wasiirka ayaa Bulshada iyo Masuuliyeenta ku sugan Magaalada Cadaado usoo jeediyay in ay si wada jir ah uga wada hortagaan wixii Amaanka qal-qal galinaya, Magaalada Cadaado ayuu sheegay in ay tahay meel looga bartay nabad galyo iyo xasilooni loona baahan yahay in la dhowro.

Wasiir Cumar ayaa intaasi ku daray in dadka shacabka ah ee hubka Magaalada ku dhex wata ay ilaaliyaan Sharuucda ayna iska dhigaan Hubka hadii ay Ciidan yihiina ay qaatan Dariiska loogu talagalay Ciidanka uu ka tirsan yahay.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka

Fikradaha Akhristayaasha (0)




> Mike Edwards Authentic Jersey 
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements