Dhageyso:-Faah faahinta dagaalkii ka dhacay Magaalada Cadaado iyo Dagaalka Kadib Maxa magalada...

Dhageyso:-Faah faahinta dagaalkii ka dhacay Magaalada Cadaado iyo Dagaalka Kadib Maxa magalada Maanta ka Socda?

0
SHARE

HM_Xafiiska Cadaado::-Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad-Sugida Somaaliya iyo kuwa booliis ah ayaa Maanta ku dagaalmay Gudaha Magaalada cadaado ee xarunta KMG,ka ah ee maamulka Galmudug.

Xoghayaha Maamulka Magaalada Cadaado ee Galmudug  Cabdikariin Cabdi ayaa sheegay in dagaalka uu yimid kadib markii Ciidamada Nabad-Sugida Somaaliya ay weerar ku qaadeen Xarun ay ku shiraan Xildhibaanadii xilka dhawaan ka qaaday Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Sidoo kale waxa uu intaas ku daray in khasaaraha kala gaaray labada dhinac ay tahay dhimashada Sadax Askari oo ka tirsan Nabad-Sugida iyo dhaawaca Askari ka tirsan Ciidanka Booliiska sida uu hadalka u dhigay.

Halkan Hoose Riix si aad u Dhagaysatid Codka

LEAVE A REPLY