Dhageyso Gabar 14 sano jir oo lagu kufsaday Deegaanka Qaydaro ee koonfurta...

Dhageyso Gabar 14 sano jir oo lagu kufsaday Deegaanka Qaydaro ee koonfurta Gobolka Mudug..

0
SHARE
Wararka naga soo gaaraya deegaanka qaydaro ee koonfurta gobalka mudug ayaa sheegaya in haweenay lagu kufsaday duleedka deegaanka qaydaro jir dilna ay u gaysteen ragii kufsaday .
Gabasha kufsiga loo gasytay ayaa da,deeda lagu sheegay 14 sani jir waxaana kufsaday ugu yaraan laba nin sida la sheegay waxayna u isticmaaleen midiyo xiligii ay falkaasi gaysanayeen sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan maamulka deegaanka qaydaro ee gobalka mudug.
Xaawo shiikh cali [Qaraan] oo ah gudoomiye ku xigeenka ururka haweenka gobalka mudug ee galmudug ahna gudoomiyaha ururka haweenka dagmada bacaadwayn  ayaa ka hadashay falkaasi xanuunka badan ee ka dhacay deegaanka qaydaro loona gaystay gabadhaasi da,da yar.

Halkan Hoose ka dhagayso Codka

LEAVE A REPLY