Dhageyso Galmudug oo Sheegtay in Maamulka Somalida Ethopia iyo Puntland ay Galmudug...

Dhageyso Galmudug oo Sheegtay in Maamulka Somalida Ethopia iyo Puntland ay Galmudug ku Soo Qadeen Dagaal Siyaasadeed ay Raban in Galmudug Lagu Burburiyo

0
SHARE

HM__Xafiiska Cadaado:-Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Galmudug Maxamed Nuu  ayaa Maamulada Puntland iyo Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiyo iyo dagaalyahanada Al-shabaab

waxa uu ku eedeeyey inay go’doomiyeen Deegaano badan oo ka tiran Maamulka Galmudug kuwaasi Abaartu ay  Saameyn Xoogan ku yeelatay waxa uuna xusay Arintaas ay Caqabad noqotay Howlaha Guddiga Gurmadka Abaarta Galmudug oo Al-shabaab iyo Puntland ay hor istaageen kormeer ay ku sameyn la haayeen deegaano dhaca Gobalada Mudug iyo Galgaduud

Wasiirku Xigeenka ayaa Guddiga Heer Qaran ee Gurmada Abaarta ku Dhaliilay inaysan bixin Dhaqaalihii lagu taligay Deegaanada Maamulka Galmudug oo Wajahaya Xalaada aad u adag Taasi oo uu ku tilmaamay mid dhabar Jab ku ah in la badbaadiyo dadka Abaartu ay Xoolohoodi galaafatay oo Xiligaan dhimashadoodu ay bilaabatay

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY