Dhageyso Go,aanka Galmudug ay Dul Dhigtay Warbaahinta Maxuu Salka ku haya, Maxayse...

Dhageyso Go,aanka Galmudug ay Dul Dhigtay Warbaahinta Maxuu Salka ku haya, Maxayse Warbaahinta u baahiyen in Gulled uu ogalatay Xil ka Qaadistii

0
SHARE

Warqad  ka soo baxday xafiiska Wasaarada Arimaha Gudaha ee Dowlada Galmudug ayaa lagu amaray weriyaasha ka howgala cadaado in aysan tabin karin warar aysan la soconin Madaxtooyada Galmudug xilli wali cadaado ay ka tagan tahay xiisad siyaasaded.

Sidoo kale wasaarada arimaha gudaha ayaa ugu ku amartay Milkiiliyasha Hotelada in hoteladod aan lagu qaban karin shirar aysan la soconin Madaxtooyada Galmudug sido kale waxaa warqadan lagu sheegay in magalada cadaado aan lagu qaban karin banaabax aysan la soconin Madaxtooyada Galmudug.

Hadalkaani ka soo baxay wasarada rimaha gudaha ayaa ku soo beegmaya xilli dhawan xildhibaano ka tirsan Galmudug ay shegeen in kalsoonida ay kala laabteen madaxweynaha dowlada Galmudug.

Hoos ka Dhageyso codka

LEAVE A REPLY