Dhageyso Gudoomiye ku-xigeenka kowaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed” “Amaanka Xildhibaanada...

Dhageyso Gudoomiye ku-xigeenka kowaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed” “Amaanka Xildhibaanada Maamulka Galmudug Qatar Ayuu Ku Jiraa”

0
SHARE

Gudoomiye ku-xigeenka kowaad ee Baarlamaanka Maamulka Galmudug Mudane Xareed Cali Xareed   ayaa sheegay in ay soo gaareen warar ku aadan qalooyin doonayo in ay dhibaateeyaan Xildhibaanada Baarlamanka Maamulkaas.

Mudane Xareed Cali Xareed ayaa tilmaamay in Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka laga hor istaagayo in ay kulmaan si ay ugu doodaan arrimaha Maamulka Galmudug, ay ugu horeeyeen wax qabad la’aanta sida uu sheegay Madaxda Maamulka Galmudug.

Wuxuu ugu baaqay Ciidamada Nabad Sugida iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM in ay ka qeyb qateen Sugida amniga Xildhibaanada iyo xarunta Baarlamaanka Maamulka Galmudug si loogu fogaado in la dhibaateeyo xildhibaanada baarlamanka Maamulkaas.

LEAVE A REPLY