Dhageyso Hobyo oo ay ka Soo Baxeen Kooxo is abaabulay oo la...

Dhageyso Hobyo oo ay ka Soo Baxeen Kooxo is abaabulay oo la Dagalamya Ajaanibta Sharci darada Xeebaha Galmudug uga Kaluumaysanaya Kadib markii Kuluumaysatadii Galmudug ay Bada Fooda Saari Waayeen

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo :– Magalo Xebeedka Hobyo aya Waxa ka Soo Shaac Baxay Kooxo iskood isku abaabulay oo ka amar Qaadanaya Ciidanka ilaada Xeebaha Galmudug Waxana tani ay Timid kadib markii Kuulamaysatada Galmdug ay Nafta u Keeneen Doomo Waa wayn oo si sharci daro ah xeebaha galmudug uga kaluumaysanayan kuwasi oo hubaysan Waxana Kaluumaysatada ay fooda  galin waayeen bada madama Kooxahaasi ay Xabado ku Furayaan Hadiia  ay arkaan Doomahaasi

Kaluumaysatada aya sameeyay Kooxo ka mida kaluumaysatada Kuwaasi oo la Dagaalami doona Ajaanibta dhibatada ku haya Xeebaha galmudug waxana kaluumaysatada ay soo qab qabteen Dooomo waa wayn kuwaasi oo hada ku hay Hobyo waxana Qaarkood ajaanibta iyo doomahooda lagu wareejiyay Ciidanka ilaalada bada Galmudug

Qaar ka Mida Kaluumaysatada aya shegay in Ciidanka Bada Galmudug ay gacan siin doonaan Kaluumaysatada madama Dhibato Badan ay la Kulmeen Kaluumaysatada isla Markan ay diyar u yhiin in ay Hawulgalaan iyagoo cidan ah si kooxahaasi looga Taqaluso

Halkan hoose Riix si aad Codka u Dhagaysatid

LEAVE A REPLY