Dhageyso Hobyomedia.com oo Shacabka Gaalkacyo Wax ka Waydiisay sida ay u Arkaan...

Dhageyso Hobyomedia.com oo Shacabka Gaalkacyo Wax ka Waydiisay sida ay u Arkaan heshiiskii Galmudug iyo muqdihso ee Muqidsho lagu Qabtay

0
SHARE

Qaar Ka Mid Ah Shacabka Gaalkacyo Oo La Hadlay Warsidaha Hobyonet Ayaa Si Wayn Usoo Dhaweeyay Hashiiska Ay Gaareen Madaxda Galmudug Iyo Puntland Ee Dhawaan Ka Dhacay Muqdisho
Shacabka Ayaa Dhinaca Kale Codsaday In Hashiiskaan Ugu Dambeeyay Ee Labada Dhinac Ay Gaareen Uusan Noqon Kuwii Hore Oo Kale Ee La Dhaqan Galiyo

Shacabka Aya Siyaabo kala Duwan iga Hadlay Heshiiskii muqdisho iyo Waxa uu kus oo kordhin karo Xaalada Magalada Galakacyo

Hoos Ka Dhagayso Qaar Ka Mid Ah Shacabka Gaalkacyo Oo Arintaas Ka Hadlaya

 

LEAVE A REPLY