Dhageyso Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey oo arin Xasaasi ah...

Dhageyso Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey oo arin Xasaasi ah ka Hadlay

0
SHARE

HM__Xafiiska Cadaado :-Maxamed xaashi cabdi carabeey madaxwayne ku xigeenka galmudug oo warbaahinta kula hadlay magaalada cadaado ayaa shaaciyay in maamulku intii uu jiray uu gaaray guulo wax ku ool ah Waxana uuna  sheegay in shacabka looga baahanyahay in ay maamulka taageeraan si loo gaaro waxyaabaha dhiman

Sido Kale Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi Carabey ayaa  ka Hadlay in Dagaal beeleedyada ku soo laab laabta Degaanada Galmudug ay ku wajahayaan hanaan Garsoor ah, hab cadaalad ahna loo qaadayo.

Sidoo kale waxa uu sheegay waxgaradka maleeshiyaadkooda ku dagaalamaya qeybo ka mid ah Galgaduud in ay yimaadaan Magaalada Cadaado, si ay Dacwadahooda uga furtaan Maxkamadda Sare ee Galmudug.

Hoos Ka Dhagayso Codka

LEAVE A REPLY