Dhageyso Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo ka Hadlay Waxii ay isku afgarten...

Dhageyso Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo ka Hadlay Waxii ay isku afgarten Wafdigi Dowlada Somaliya ay u Soo Dirtay Xalinta Khilafadka Galmudug iyo Qodobo Xasaasi oo ah oo Quseeya Galmudug

0
SHARE

Madaxda Galmudug ayaa kulamo kala duwan Magaalada Cadado aya Kulan kala duwan la qaatay  Wufuud kala duwan oo ka socota Hey’adaha Caalamka kuwaasi oo la Ogaaday inay Qorshe Cusub ka Fulinayaan Galgaduud iyo Mudug,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi oo laga wareystay Wufuudaasi iyo Muhiimada socdaalkooda ayaa sharaxaad ka bixiyay Qodobada ay ka wada hadleen iyo waxyaabaha ay isla garteen,

Waxaa sidoo kale uu shaaciyay Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug in Magalada ay ka socdaan kulamo uu ka qeyb galay Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Odawa iyo Xubno kale kuwaasi oo looga hadlay Arimo kala duwan,

Hallkan Hoose ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY